Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Somalia Max’ed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii Sabtidii ka hadlayey furitaanka kalfadhigga Baarlamanka ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo hadal uu sheegay in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu ku aqbalay in dib loo billaabo wada-hadalladii labada dhinac. Iyaga oo ka jawaabaya arrintaas, ayaa xisbiyada mucaaradka Somaliland waxay ku tilmameen hadalkii madaxweyne Farmaajo ku sheegay inuu madaxweynaha … Continue reading Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo Madaxweyne Farmaajo